Themes

All themes

Twenty Eleven

Twenty Eleven

Community theme

This theme is developed and supported by a community.

  • Meeris 4.7
  • Last updated 16 Luulyo, 2024
  • Active installations 90,000+
  • WordPress version 3.2
  • PHP version 5.2.4

Naqshadda 2011 ee WordPress waa mid horumarsan, fudud lana bedeli karo. Ka dhigo mid kuu gaar ah adoo adeegsanaya hagaha khaaska ah, sawirka madaxa, iyo dhulka – sidoo kale waxaad adeegsan kartaa khiyaarrada naqshadda oo ku siinaya qorsheyaal midab oo khafiif iyo mugdiba leh, midabaynta xiriiriyaha qoraalka ah iyo saddex dookh oo dhanka khiddadda ah. Laba-kun Kow iyo Toban waxay wadataa oo kale moodalka baalka Bandhigga oo u bedelaya baalkaaga hore bandhig aad ku muujisid dhigaalkaaga ugu fiican, waxay kaloo wadataa baro koontaroolayaal (dhinaca, saddex dhanka hoose ah iyo eeriyo koontaroole oo baalka Bandhigga ah), iyo koontaroolaha “Ephemera” oo muujinaya qormooyinka Dhinaclaha, Xiriiriyaha, Xigashada ama Gedda ah. Waxaa naqshaddaan la socda moodooyin daabacaha (print) iyo qaybta tifafaftirka qormooyinkaba leh, waxaa sidoo kale naqshaddu taageertaa sawirrada xulka ah (oo ka muuqanaya dhanka sawirka madaxa qormooyinka iyo baalasha, iyo sawir buuxa oo ka la socda qormooyinka xulka ah ama “dhegsan (sticky)”). Waxaa kaloo jira moodooyin khaas u ah lix hab-qormeed oo naqshaddaani wadato.

Patterns

Downloads per day

Rakibaadda Firfircoon: 90,000+

Qiimeynta

4.5 out of 5 stars.

Taageero

Ma heysaa waxaad dhahdo? Caawimaad ma u baahan tahay?

Eeg madasha taageerada

Ka warbixin

Naqshaddani ma leedahay dhibaato waaweyn?

Ka warbixi naqshaddan

Tarjumaadaha

Translate this theme

Browse the code